Daawee

Qaabnaxa: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2 Isrogrogga: (-weeyay, -weysay)

1. Wax jirran daawo siin. 2. Mushkilad dad ka dhex taagan xallin. ld daaweysii, dawee, daweysii.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga daawee

waabjiif | laan | onkooloji | ardooyin | ayaamo | baalgub | bararshe | bir-ajuuraan | boogadhaye | boorane |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg