Daayac

Qaabnaxa: Magac Lab Khabar | Noun Masculine Predicate Isrogrogga:

D. ah: qof garasho yar oo aan wax lagu aamini karin.


Daayac

Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-cay, -cday)

ld dayac².


Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga daayac

daayacaad | dayac | dayac | dayacid | xoolohunnay |
ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg