Dayac

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

Daryeel iyo xannaana la'aan. ld daayacaad.

Dayac

Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-cay, -cday; -yici)

Wax baylihin ama xannaana xumayn. ld daayac².

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga dayac

raac | xafid | astur | daayac | daayacaad | dagan | dagan | dagati | dago |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg