Dabaakh

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

Tartamidda cayaar turub oo labada dhinac oo iska soo horjeedaa ay u tartamaan foorooyin ay kala qabaan, inay qolo kaliya ku wareegto. ld dabaaq¹, dibaakh¹.

Dabaakh

Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-khay, -khday)

Fooro wareejin ku tartamid (cayaar turub). ld dabaaq², dibaakh².

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga dabaakh

dabaakhad | dabaakhid | dabaaq | dabaaq | dabaaqad | dabaaqid | dibaakh | dibaakh |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg