Dabaal

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:

Dhaqdhaqaaq habaysan oo ay nafleydu sameyso markay biyo ku dhex jiraan si aayan ugu hafan. ld dabbaal².

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga dabaal ↴

boolaboolo | dabaalad | dabaalasho | dabaali | dabaalin | dabaaljoog | dabaaljoogle | dabaaljooglee | dabaaljoogleyn |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg