Dababbax

Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga:

Shuban badan, jilicsan, oo caloosha dadka iyo xoolaha ka yimaada.


Dababbax

Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-xay, -xday; -bixi)

Caloosha dadka iyo xoolaha hayn (shuban).


Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga dababbax

caloolbax | dababbixid |
ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg