Dabakannaax

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-xyo, m.dh)

Qof busaarad iyo saboolnimo ku koray, oo waa dambe hodmay. ld dibkannaax.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga dabakannaax

dabakannaaxid | dibkannaax | dibkannaaxid |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg