Dabammar
Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga:1. Khiyaano; dhagar. 2. Gogoldhaaf. 3. ld dhabammarid.
Dabammar
Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-ray, -rtay)1. Laba waxyaabood ama ka badan oo socda isweydaarsasho. 2. U d.: cid, si khiyaano ku jirti ugu ballan-furid.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga dabammar ↴
dabammari | dabammarid | dabammarin | dabammaryayn | dabammaryee | dabammaryo | isdabammar | isdabammar |ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg

