daban
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-bnaa, -bnayd)1. Wax la dabay ahaansho. 2. Wax tidcan ahaansho (timo).
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh daban ↴
dabandeeb [m.l]
Socod dan la'aan ah oo la iska daba noqnodo. ld dabandeebid.
dabandeeb [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-bay, -btay)
Si dan la'aan ah isaga daba noqosho.
dabandeebid [m.f.dh]
eeg dabandeeb². ld dabandeeb¹.
dabannashlayn [m.f.dh]
eeg dabannashlee.
dabannashlee [Fal Gudbe/Magudbe2 | Verb Transitive/Intransitive2] (-leeyay, -laysay)
D./ka d.: si dabadhilifnimo ah qof u dabajoogid.
dabnaan [m.f.dh]
eeg daban. ld dabnaansho.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg