Dabar-ayoon

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-rro ..., m.dh)

(kiim.) Xoogga isku dabridda ee u dhexeeya ayoonada ku jira iskudhis, kaas oo ayoonnadu ku samaysmaan elektaroonada hal curiye oo si dhammaystiran ugu wareegey mid kale ama xididshe.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga dabar-ayoon


Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg