Dabar-lammaan
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-rro ..., m.dh)(kiim.) Dabar elektaroon, wadaag ah oo isku haya laba atam kaas oo ka kooban laba lammaane elektaroon oo hal lammaane u dhigmo dabar keliya (lammaanaha sigma) kan kalena samaynaayo dabar dheeraad ah (dabarka bay, ).
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga dabar-lammaan ↴
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg