Dabaxir

Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga:

Maro yar oo carruurta markaa dhalata dabada looga xiro, si aayan isugu hallayn saxarada.


Dabaxir

Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-ray, -rtay)

Ku d.: wax, wax kale ku xiriirin.


Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga dabaxir

dabaxiran | dabaxirasho | dabaxirid | dabaxirnaan | dabaxirnaansho | dabaxiro |
ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg