Dabaxiro

Qaabnaxa: Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3 Isrogrogga: (-rtay, -ratay)

Ku d.: cid, cid kale wax ay caadeystay kula saaxiibid.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga dabaxiro

dabaxirasho |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg