Dabbaraale

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

1. Qof caro badan oo markuu xanaaqo aan is hanan karin. 2. Qof dhagar badan.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga dabbaraale


Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg