Dabci
Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga:Hab la dhaqanka dad ee qof leeyahay; baxaalli, abuur. ld dabeec (1), dabeecad (1), dabeeco, dabiicad.
Dabci
Qaabnaxa: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2 Isrogrogga: (-iyay, -isay)ld debci².
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga dabci ↴
caaddifi | alab | dabcid | dabcin | dabeec | dabeecad | dabeeco | dabiicad |ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg

