Dabran

Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-amay, -antay; -ami)

Wax dabar ku xirmay noqosho (nafley).


Dabran

Qaabnaxa: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4 Isrogrogga: (-naa, -nayd)

Wax la dabray ahaansho (nafley).


Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga dabran

dabramid | dabranaan | dabranaansho | dabranow | hoor |
ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg