Hoor

Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga:

Nooc geela ka mid ah, caano badan, adkaysi yar, dhogor yar, bar gaaban.


Hoor

Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga:

1. Dhibco biyo ah oo meel ka soo dhacaya. 2. Illin.


Hoor

Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga:

(kiim.) Wejiga maatarka ee saxarrada walaxdu ay ka koobantahay isugu dabranyihiin si debecsan.


Hoor

Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-ray, -rtay)

1. Roob di'id. 2. Dhibco biyo ah meel ka soo dhicid.


Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga hoor

da' | maaddo | daaci | maaleeyo | unsar | uumibax | uumihoorow | balqi | barbarafow | barkarkareed |
ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg