Dabshid
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:Dabbaaldeg lagu maamuuso dhammaadka sanad qorraxeedka soomaaliyeed oo ku aaddan toddobaadka u dambeeya bisha Luulyo, laguna xuso ciyaaro kala duwan iyo dab la shido.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga dabshid ↴
afartanaad | dabduug | dabtuur | rajakoris |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg