Dacarbixi

Qaabnaxa: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2 Isrogrogga: (-iyay, -isay)

Calool ama xiidmo, qaras ku jirtay ka saarid.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga dacarbixi

dacarbixid | dacarbixin |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg