Dacdarro

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:

Dhibaato badan oo ay nafley nolosha kala kulanto.


Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga dacdarro

dacdarraysan | dacdarree | dacdarroobid | dacdarrow | dulli | gaarrax | halladaado |
ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg