dulli
(m.l)1. Xaalad dacdarro, dacas, silic iyo sharaf dhacoo cid'ku sugnaato. 2. D. ah: qof liita oo aan wax xun ka xishoon.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh dulli ↴
daliil [Magac Lab Khabar | Noun Masculine Predicate] (-llo, m.dh)
D. ah: qof dullinimo ka muuqato.
duf [m.dh]
1. D. ah: wax rifan, wax calal ah. 2. D. ah: dulli. 3. D. iyo dooriso!: hoog!; ba'!.
dufee [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-feeyay, -faysay)
Cid dulli badid.
dullee [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-leeyay, -leysay)
Qof dulli badid.
dullinimo [m.dh]
Dulli ahaansho.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg