Dagaag
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:1. Qof ama dad ka dalaabay degaankoodii cayrnimo awgeed. 2. ld dagaagid.
Dagaag
Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-gay, -gtay)Cayrnimo awgeed la dalaabid (qof).
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga dagaag ↴
dagaagid | dagaagnimo |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg