Dakhaakhul

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

Qof gabow dartiis, isku daran noqday. ld laclac¹.

Dakhaakhul

Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-ulay, -ushay)

Qof gabow dartiis erayada uu sheegayo aan la garan karin. ld laclac².

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga dakhaakhul

dakhaakhulid | laclac | laclac |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg