Dal

Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga: (-lal, m.l)

Dhul soohdin loo yaqaan leh oo la degganyahay; waddan.


Dal

Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-alay, -ashay)

Harag rogob ka gurid.


Hadal badan bar waa been*

Hadal badan bar waa been


* = Waxaa kudaray Akhristayaasha.

Hadal badan bar waa been*

Hadal badan bar waa been


* = Waxaa kudaray Akhristayaasha.

Hadal badan bar waa been*

Hadal badan bar waa been


* = Waxaa kudaray Akhristayaasha.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga dal

aaddi | ib | daabdulle | gaadala-aqoon | haajir | jaan | jabbu | kaadidhiig | Dunugle | nabadsugid |
ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg