Haajir

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

1. Qof dal durugsan aadaya. 2. ld haajirid. ld haayir¹ (3). haajirid, haayir

Haajir

Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-ray, -rtay)

Qof meeshii uu ku noolaa ka qaxid. ld haayir². haayir

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga haajir

haajirid | tacabbir | dalaaw | dalaaw | haayir | haayir | haayirid | muhaajir |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg