Dalandool

Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga:

1. Socod noqnoqosho leh oo laba meel oo kala fog la isaga goosho. 2. ld dalandoolid.


Dalandool

Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-oolay, -ooshay)

Socod noqnoqosho leh laba meel oo kala fog isaga gooshid.


Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga dalandool

dalandoolid | dalandoolli | dalandoolyo | saransoor |
ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg