Dalankac
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:1. Masiibo. 2. ld dalankicid.
Dalankac
Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-cay, -cday; -kici)Masiibo la kulmid.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga dalankac ↴
dalankacayn | dalankacee | dalankacid | dalankicid |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg