Daldal
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:ld daldalid.
Daldal
Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-alay, -ashay)1. Alaab iwm meel ka gurid iyadoo hadba in la qaadayo. 2. Wax si xad-dhaaf ah u cunid ama cabbid.
Daldal
Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-alay, -ashay)Xarig siriq leh oo meel sare ka soo laalaada qof ku merjin. ld deldel².
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga daldal ↴
qaaddo | daldalaad | daldalan | daldalan | daldalan | daldalasho | daldalid |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg