Daloolin cad-hunguri

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:

(daaw.) Hawl qalliimeed ee lagu sameeyo dalool hungurigacad luqunta dhexdeeda si neefta loogu furo qof ay ka xirantay sida qofka qaba: gawracatada, ama shey: (badhan, lacag iniin iwm) oo gudaha ku dhacay oo neefta xira.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga daloolin cad-hunguri


Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg