Dalooshan

Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-amay, -antay; -ami)

Meel, wax dalool leh noqosho. ld duleeshan¹.


Dalooshan

Qaabnaxa: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4 Isrogrogga: (-shnaa,-shnayd)

Wax dalool leh ahaansho. ld duleeshan².


Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga dalooshan

dalooshamid | dalooshnaan | duleeshan | duleeshan | qolfaad |
ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg