Dalsan
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:Dhul saac leh oo aan qaniin lahayn; Carrasan.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga dalsan ↴
madalsan | madalsanaan | madalsanaansho | madalsanow |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg