Madalsan
Qaabnaxa: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4 Isrogrogga: (-naa, -nayd)Qof ballan cid la dhigtay ahaansho. ld madashan.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga madalsan ↴
madalsanaan | madalsanaansho | madalsanow | madashan | madashanaan | madashanaansho | madashanow |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg