Damal
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-llo, m.dh)1. Qurac weyn oo har badan. 2. Qori weyn qallalan oo la shito; dhamal. 3. Caws dumaa ah.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga damal ↴
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg