Dambaabas
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:Sheelidda wax xogtooda la ogyahay la qariyo.
Dambaabas
Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-say, -stay)Wax xogtooda la ogyahay qarin.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga dambaabas ↴
dambaabasad | dambaabasasho | dambaabasid | dambaabaso |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg