Dambar

Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga:

Caanaha ugu horreeya neef dhalay laga maalo.


Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga dambar

daab | bullaale | bullo | dambari | dambarin | dambaris | dambarsad | dambarsame | dambarsasho |
ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg