Dambasyaal
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-llo, m.dh)1. D. ah: dhagax weyn oo dhardhaar laga dhigto. 2. Qori weyn, qallalan oo muddo badan la shidan karo.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga dambasyaal ↴
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg