damiir
(m.l)

Wax la xiriira garaadka aadanaha oo fara wanaagga xumahana ka reeba.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh damiir

dayuus [m.l] (-syo, m.dh)
Qof aan damiir iyo akhlaaq lahayn oo aan ka xishoon in uu walaashiis ama xaaskiisa uu rag kale u geeyo.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg