danabow
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-oobay, -owday; -oobi)

Wax danab leh noqosho.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh danabow

danaboobid [m.f.dh]
eeg danabow.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg