dangiig
(m.l)

1. Jiif raaxo leh dhabarku hooseeyo; xusullaysi. 2. ld dangiigid. ld dingiig¹.

dangiig
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-gay, -gtay)

Si raaxeysi leh dhabarka ugu seexasho. ld dingiig².

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh dangiig

dangiigid [m.f.dh]
eeg dangiig². ld dangiig¹ (2), dingiig¹, dingiigid.

dangiigsad [m.l]
ld dangiigsasho.

dangiigsasho [m.f.dh]
eeg dangiigso. ld dangiigsad, dangiigsi, dingiigsad, dingiigsasho.

dangiigsi [m.l]
ld dangiigsasho.

dangiigso [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-saday, -satay)
Si raaxeysi leh dhabarka ugu seexasho. ld dingiigso.

dingiig [m.l]
ld dangiig¹.

dingiig [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-gay, -gtay)
ld dangiig².

dingiigid [m.dh]
ld dangiigid.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg