Dannabe

Qaabnaxa: Magac Lab Urur | Noun Masculine Collective Isrogrogga:

Neef baadi ah ama la soo xaday oo la qashay. ld dannabo.


Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga dannabe

dannabayn | dannabee | dannabo |
ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg