danni
(m.l)

Dareen shaki iyo hubsiino la'aan abuura.

danni
(Fal Gudbe1 | Verb Transitive1) (-iyay, -iday; -iyi)

Dareen shaki iyo hubsiino la'aan leh cid ku abuurid.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh danni

banii-aadannimo [m.dh]
Banii-aadan ahaansho. ld benii-aadannimo, binii-aadannimo.

benii-aadannimo [m.dh]
ld banii-aadannimo.

biddannimo [m.dh]
Bidde ahaansho (qof).

binii-aadannimo [m.dh]
ld banii-aadannimo.

ciidannimo [m.dh]
Ciidan ahaansho (qof).

danniyid [m.f.dh]
eeg danni².

hodannimo [m.dh]
Hodan ahaansho. ld hodantinnimo, hodantooyo, hodontin-nimo.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg