danqo
(Fal Gudbe/Magudbe3 | Verb Transitive/Intransitive3) (-qaday, -qatay)Boog, nabar iwm. wax dhiig ama dhacaan laga keenay noqosho. ld damqo, daqmo, daqno.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh danqo ↴
damqo [Fal Gudbe/Magudbe3 | Verb Transitive/Intransitive3] (-qaday, -qatay)
ld danqo.
danqasho [m.f.dh]
eeg danqo. ld damqad, damqasho, danqad, daqmad, daqmasho, daqnad.
daqmo [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-maday, -matay)
ld danqo.
daqno [Fal Gudbe/Magudbe3 | Verb Transitive/Intransitive3] (-naday, -natay)
ld danqo.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg