Dansan
Qaabnaxa: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4 Isrogrogga: (-naa, -nayd)Dab, nal iwm wax bakhtiyey ahaansho. ld densan.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga dansan ↴
idansan | idansanaan | idansanaansho | dansanaan | dansanaansho | densan | densanaan | densanaansho | nool |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg