Danseeg
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:Wax aan faa'ido lahayn ee qof waqti ku dhaafo. ld danseegid.
Danseeg
Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-gay, -gtay)Qof, wax aan faa'ido lahayn waqti ku lumin.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga danseeg ↴
danseegid |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg