Danwadaag
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga: (-go, m.l)1. Dad isku degaan ah oo wadaaga heshiis nabadgelyo. 2. Dad isku degaan ah oo dan gaar ahaaneed ka dhexeyso.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga danwadaag ↴
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg