Daraawiish

Qaabnaxa: Magac Dheddig Urur | Noun Feminine Collective Isrogrogga:

1. Urur wadaaddood (dariiqo) oo shiikh u taliyo, nabaddiyo colaaddaba. 2. Qayb ka mid ah Ciidanka booliiska oo qaabilsan amniga reer guuraaga. 3. eeg darwiish.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga daraawiish

jalaabuud | maaraweyn |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg