Darajee

Qaabnaxa: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2 Isrogrogga: (-jeeyay, -jeysay)

Qof, si xushmad iyo qaddarin ku jirto ula dhaqmid. ld derejee.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga darajee

darajeyn | derejee |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg