Darato

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:

Cudur halis ah sambabada idaha ku dhaca oo diif iyo qufac badan leh.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga darato


Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg