Darbaal

Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga: (-llo, m.dh)

Maro weyn, adag oo baabuurta aqallada iwm roobka looga dado; shiraaq.


Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga darbaal

karo | shiraac |
ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg