Shiraac

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-cyo, m.dh)

1. Maro weyn oo adag qaabab badanna loo yeelo oo lagu xiro dakhalka doonyaha, oo marka dabayshu buubiso doonyaha hore u wada. 2. Dhar adag oo qallafsan lagana dhigto darbaal iyo teendho. ld shiraaq.

Shiraac

Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-cay, -cday)

Wax shiraac ku daboolid.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga shiraac

caabbiri | yohoon | alcood | badxir | barandi | daah | dakhal | deebaan | doon | faarmaan |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg